Minnesota Somali Network TV


WARARKA
Soo gudbinta Warar sax Waqtiga ay dhacaayaan, tabinta dhacdooyinka maxalliga ah, wareysiyo, iyo doodaha ku saabsan arrimaha bulshada. Annagoo kuugu xireyna dhacdooyinka ugu muhiimsan, Si daawadayaasheenu ay u noqdaan kuwa xog-ogaal ah.
DHAQANKA
Soo bandhigida Dhaqanka iyo suugaanta bulshada Soomaaliyeed sida farshaxanka, gabayada, iyo sheeko-xariirada. si kor loogu qaado qabka iyo wacyiga bulshada soomaaliyeed.


DIINTA
muxaadarooyin, Culuumta Qur'aanka Kariimka ah, iyo doodaha ku saabsan cilmiga diinta Islaamka. Mawduucyadan oo aan oogu tala galnay xoojinta iimaanka iyo aqoonta bulshada.
BARNAAMIJIYADA BULSHADA
wacyigelinta bulshada, horumarinta Hiddaha, dhaqanka iyo suugaanta.


XAYEESIIN
Taageerida ganacsiyada maxalliga ah inaga oo ka caawinayna inay ay gaaraan macaamiishooda isla markana adeegsanaynaa xayeysiinyo Hal abuur leh. si aan ooga qeybqaadano kobaca dhaqaalaha bulshada Soomaaliyeed


MADADAALO
Barnamijyo kala duwan oo madadaalo ah sida filimaan soo jiidasho leh, Sugaanta, iyo ciyaaraha noocyadooda kala duwan.
Wixii la xirrira Su'aalaha, talooyinka, ama iskaashi
Contact
2649 Park Ave. S. # LL5
Minneapolis, MN 55407